Madaxweynaha Somaliland oo ka hadlay Dagaalka Tukaraq iyo cida ka dambeysa

Waxaa saakay Deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool mar kale ka dhacay dagaal xoogan oo u dhaxeeyay Ciidamada maamulka Somaliland iyo kuwa Puntland, waxaana dagaalkaasi ka dhashay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac. Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi oo maanta khudbad ka jeediyay Munaasabada 18-ka May oo xiligeeda laga soo hormariyay ayaa ka hadlay dagaalka saakay … Continue reading Madaxweynaha Somaliland oo ka hadlay Dagaalka Tukaraq iyo cida ka dambeysa